Ehelada Mukhtaar Roobow oo dalab xasaasi u gudbiyey Shiikh Aadan Madoobe (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha shacabka Somalia Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay ehelada Mukhtaar Roobow oo muddo saddex sano ka badan u xiran DF. Ehelada ayaa ka dalbaday Gudoomiye Aadan Madoobe inuu gacan ka geysto sidii xabsiga looga sii deyn lahaa Mukhtaar Roobow oo ay sheegeen inuu si sharci daro ah weli xabsiga ugu jiro. … Continue reading Ehelada Mukhtaar Roobow oo dalab xasaasi u gudbiyey Shiikh Aadan Madoobe (Sawirro)